By: Racha Adib Source: english.alarabiya.net People spend all their lives looking for the “one” but little do they know it could come at a heavy price, literally People spend all their lives looking for the “one” but little do they know it could come at a heavy price, literally. A study by Southern Methodist University in Dallas followed 160 couples …
Read More »farxadda guurka
Top 6 SIGNS OF A HEALTHY RELATIONSHIP!
How do we know if a romantic relationship is thriving and has lasting potential? All relationships are different, but scientific research has shown that certain patterns tend to emerge in healthy, stable, successful partnerships. Take a look at this evidence to evaluate your own relationship—or to gain some tips on how to foster happiness, attachment, love, and satisfaction in your …
Read More »Xaqiiqooyin Ku Saabsan Gabadha Bikrada Ah Oo Ay Tahay Raggu Inay Fahmaan
Ragga badankoodu waxay aaminsan yihiin in ay tahay inuu gabadha dhiig ka yimaado galmada ugu horreysa haddii ay bikro tahay! Run ahaantii waa fikrad khaldan. Waa jira fikrado kale oo khaldan oo raggu ay ka rumaysan yihiin gabadha bikrada ah: waxay aaminsan yihiin in haddii aysan dhib badan ka marin xilliga galmada oo aysan xanuujinin haweeneyda inaysan bikro ahayn. Taasi …
Read More »Imisa jeer oo Galmo Ah Ayaa U Fiican Dadka Isqaba?
Dad badan waxay isweydiiyaan inta goor ee ay tahay inay galmo sameeyaan, ama imisa jeer oo galmo ah ayaa ku filan dadka isqaba. Dadku waxay jecel yihiin inay ogaadaan in xiriirkoodu uu caafimaad qabo, inay qanciyaan lammanahooda, inay ku filan yihiin lammanahooda. Waxay kaloo ka walwalaan in galmada badan ama galmada yar ay dhibaato ku keeni karto xiriirkooda. Inkastoo badanaa …
Read More »9 Calaamadood Oo Lagu Garto Haddii Lamaanahaaga Aanu Wax Jacayl Ah Kuu Qabin
Marka aad ku jirto xiriir jaceyl oo lamaanahaagu uu wax walba ku hurayo islamarkaana uu had iyo jeer ku dedaalayo sidii uu kuu farxad gelin lahaa, run ahaantii waa nolol farxad badan, wax walbana way kula qurux badnaanayaan, balse markaad aragto lamaanahaaagi ku jeclaa oo aan danaynayn la joogaaga, la sheekaysigaa iyo inuu waqti kula qaato, waa qalbi jab. Mararka …
Read More »9 Astaamood Oo Lagu Ogaado Haddii Uu Jacayl Dhab Ah Ku Haayo
Aad uma adka in aad ogaato in uu jacayl ku haayo iyo in kale. Dadku marka ay wax jeclaadaan isku dareen ma aha. Dadka qaar oo uu jacaylku hayo, si wanaagsan ayay uga war qabaan dareenkooda, qaar kalana ma hubaan waxa hayo in uu jacayl dhab ah yahay iyo in kaliya ka helid uun ay tahay. Nasiibwanaag, jirkaagu wuxuu lee …
Read More »Wax Ka ogoow 5-ta Marxaladood Ee Guurka
Muuqaalkaan waxa uu ustaad Mubaarak Haadi uu kaga warramayaa shan marxaladood ee guurku uu maro, sida bini-aadamkuba uu u leeyahay maraaxil cimri ah oo uu maro, oo qofka xilli uu yaryahay oo kacaa kufayo, xilli uu afar jir, shan jir uu yahay, xilli uu kuray yahay, xilli uu qaangaadh yahay, maraaxishaas caadiga ee la saadaalin karayo ayuu guurkuna leeyahay sida …
Read More »Noocyada Ragga Ay Qaybsamaan Iyo Dabeecadahooda & Sida Gabadhu Ku Fahmi Karto
Waa qormo aynu kasoo xiganay degelka Sayid oo ku baxa afka Carabiga waxa aanay ka hadlaysaa noocyada ay raggu u qaybsamaan iyo dabeecadaha uu nooc kasta oo ka mid ahi leeyahay; qormadan waxaa caadi ahaan loogu talagalay dumarka oo la rabo in gabadhu ay ka faa’idaysato sida ugu fiican ee ay ku garan karto nooca uu saygeedu yahay, si ay …
Read More »Aqoon U Yeelo 4 Xirfadood Oo Muhiim U Ah Guurka
Muuqaalkan waxa uu ka hadlayaa afar xirfadood oo muhiim u ah nolosha qoysnka. Iskuullada intii aynu ku soo jirnay wax badan ayaynu ka soo baranay, waxbarashada tooska ah waxa badan ayay ku baraysaa laakiin xirfadaha noloshaada muhiimka u ah waxay kaaga baahantahay adigu inaad isbarto. Nolosha aan maanta ku noolnahay waa nolol balaaratay, sidii hore aan ahay, xawaare ku socota, …
Read More »Labo Sir Oo Ku Haboon Inaad Saygaaga Ka Qariso
Dabcan waxaad is waydiinaysaa oo hadii aan ninkayga ka qariyo sirtayda maxaan kala joogaa, qaarkale waxay odhanayaan oo waaba khiyaamo hadii uu isagu sirtiisa ii sheegto ana aan tayda ka qarsadee. Dhamaan way wada saxan yihiin oo ninkaagu hadii uuna isaga noqon saaxiibkaaga aad ku sir qarsato in lawada joogaba maaha waayo dadku marka ay sirtooda kala qarsadaan waxaa yaraada …
Read More »Baro Noocyada Xiriirrada Waara
Sidee ku ogaan kartaa in xiriirkaagu uu waari doono? Sidee ku ogaanaysaa in xiriirkaagu yahay kii aad rabtay ee saxsanaa? Soo wax fiican ma aha haddii aad sii saadaalin karto bal in xiriirka aad ku jirto uu yahay ku xoog leh farxadna kuu horseedaya timaaddada? Badankeen waan ka digtoon nahay jacaylka waxaana u haysannaa iskudanaysi ay daacadnimadu ku yar tahay. …
Read More »Furayaasha Guusha Qoyska Wanaagsan
Waxaa Sanadahan danbe aad kor ugu kacay xaaladaha furitaanka, burburka Qoyska iyo dayacanka Ubadka, hadaba Qoraalkaan ka Aqriso Furayaasha Guusha Qoyska wanaagsan. Balse waxaa jira qoysas badan oo Guurkoodii raandhiisay, ama sifiican uhirgalay, waxaana hubaal ah in Guurarka guulaystay ayna bilaash ku guulaysanin, balse uu katalaabsaday dhibaatooyin badan oo sababay in guurar kale oo isaga lamid ahaa ay burburaan. Hadaba …
Read More »5 Arrin Oo Ay Tahay Gabadhu Inay Ka Qariso Ninkeeda
Guurku waa muhiim, sababtoo ah waa waxa mideeya nin iyo xaaskiisa isla markaana uu ka bilowdo qoys, wuxuuna wataa barako badan sida carruur iyo qaar kaloo badan. Maalmahan, si kastaba, qoysas badan ayaa burbura sababo jira awgood, gaar ahaan is fahan waa labada qof ku timaadda. Dabcan waa inaysan sir kala qarsan lammaanaha, balse waxaa jira waxyaabo aan habbooneyn inay …
Read More »Shanta Luuqadood Ee Jacaylka
SHANTA LUUQADOOD EE JACAYLKA: 1) Erayo dhiirrigelin leh: Luuqadaani waxay adeegsataa erayo si ay u dhiirrigaliso shakhsiga lagu odhanayo. “Waan kaaga mahadcelin inaad gaarigii dhaqday. Waa qurux hadda.” “ku mahadsanid inaad soo daadiso qashinka. Waxaad tahay qof wax loo dhigo aysan jirin.” “Dharkaa aad sidato waad ku soo baxday.” “Dhabtii waxaan jeclahay inaad tahay qof si wanaagsan wax u arka.” …
Read More »Five Important Tips To Teach Your Children Good Manners
I once asked a scholar for advice on what we should be teaching our children and he immediately responded, “Adab and akhlaq (manners and etiquettes). Parents don’t emphasize these enough anymore.” He went on to define “adab” as “the appropriate action, attitude, and response in any given situation”. Another scholar once said, “Adab beautifies everything it touches. We have Muslims …
Read More »