Cidi shaki kama qabto in guurku uu yahay furaha xasiloonida ee ragga iyo dumarka labadoodaba, waxa aanay marar badan oo kala duwan khubarada cilmiga bulshadu inoo sheegaan in dhismaha qoyska iyo ubad la dhalaa ay si weyn uga qayb qaataan in la xaqiijiyo isu-dheelli tirnaan jacayl oo lammaanaha dhex timaadda, iyo in ay yeeshaan caqli ka fogaanaya dhammaan caadooyinka xun …
Read More »farxadda guurka
Asbaabaha Ugu Waa Wayn Ee Keena Khilaafka Lamaanaha
Inkasta oo ay arrin dabiici ah tahay in lammaanaha uu khilaaf soodhexgalo, sida oo kalana saaxiibbada iyo qoysaska ama dadka wada shaqeeya iyo danwadaagtu isku qabtaan arrimaha ka dhexeeya, haddana khilaafka qoysku inta badan waa uu ka khatar badan yahay kuwa kale oo dhan. Sidaas awgeed waa muhiim in daraasado gaar ah lagu sameeyo waxyaabaha keena iyo siyaabaha ugu fiican …
Read More »Hababka Ugu Fiican Ee Xal Loogu Heli Karo Khilaafka Qoyska
Khilaafka qoyska: Waa hubaal in lammaane kasta oo qoys ahi ay marayaan waqtiyada qaar uu khilaaf soo dhexgalo, waxa uu noqdaa khilaaf fudud oo isagu is xalliya iyo mid u baahda in ay si rasmi ah uga wada hadlaan xalna u raadiyaan, waxa kale oo uu noqon karaa khilaaf faraha ka baxa oo u baahda in cid kale soo farageliso …
Read More »Shukaansiga Qof Kugu Cusub: 3 Qodob oo Muhiim Ah
Weli ma isku aragtay dareen cabsi, walwal iyo xiiso isku jira oo aad dareento marka aad xiriir la bilaabayso qof aad ka heshay adigoo ka baqaya inaad ku fashilanto xiriirka? Kaligaa ma ahan, waa xaalad dad badani ay isku arkaan. Walwalka xiriirka cusub waxa uu yareyn karaa farxadaada, waxaana uu keenaa cadaadis aan loo baahnayn. Hadaba si uusan kaaga fashilmin …
Read More »Noocyo Haweenka Ka Mid Ah Oo Aan Ka Go’in Qalbiga Ninka
Caadi ahaan ma jiro nin ama gabadh masuul ah oo jecel in uu burburo qoyskiisu, isfaham la’aan kasta iyo khilaaf kasta oo soo dhex gala, haddana dhinac kastaa waxa uu jecel yahay in uu dhowro dhismaha qoyska gaar ahaan marka ay ubad jiraan, laakiin haddana waxaa jira noocyo ragga ka mid ah oo ay dumarku karhaan in ay dhayal ku …
Read More »10 Dabeecadood Oo Uu Nin Kasta Jeclaan Lahaa In Ay Xaaskiisu Yeelato
Waa ay dhacdaa in xidhiidh guur ku dambeeyaa uu ku bilowdo deymo iyo aragtida koowaad, laakiin waxa marar badan dhacda in guurku guuldarraysto haddii aanay lammaanuhu meelaha qaarkood ka midaysnayn ama arrimaha qaar aanay isku aragti ka ahayn. Waxaa iyaduna la mid ah haddii aanu lammaanaha midkood lahayn dabeecado iyo habdhaqanno kan kale si gaarah u jecelyahay. Shabakadda internet ka …
Read More »5 Arrimood Oo Raggu Ay Neceb Yihiin Oo Ay Tahay Gabadh Walba Inay Iska Ilaaliso
Lamaanaha isqaba mid walba wuxuu ka fakarayaa siduu u soo jiidan lahaa kan kale una ilaalin lahaa dareenkiisa. Labada qof markay is guursadaan ma aha macnaheedu inay intaas ku egtahay arintu , balse waxaa loo baahan yahay in mid walba ku dadaalo siduu usoo jiidan lahaa kan kale iyo inuu ka ilaaliyo waxyaabaha uu dhibsanayo kan kale. Hadaba qormadan waxaan …
Read More »Raadka Ay Dhaliisha Badan Ee Ninku Ku Yeelato Xaaskiisa!!
Muddo dheer ayaa ay xeeldheereyaasha cilmiga bulshadu ku hawlanaayeen daarasaynta iyo fahamka waxa ay ku kala duwan yihiin lammaanaha farxadda ku wada nool iyo kuwa khilaafka iyo murugada la nool, iyo sida oo kale sidii ay u heli lahaayeen sababta kala duwanaanshiyahooda. Waxa ay xoogga saareen muhiimad ay sheegeen in ay leedahay ka fogaanshiyaha hadallada dhaliisha ah iyo ereyada taban …
Read More »Gabdhuhu Si Fudud Kuma Sii Daayaan Ninka Dabeecadahaan Leh!
Qaar badan oo ka mid ah dadka ku xeel dheer cilmiga bulshada ayaa aaminsan in gabadhu ay tahay makhluuq in la raalli geliyaa ay aad u adag tahay, waxa ay leedahay halbeeg dabiici ah oo ay ku qiimayso ruuxa ay u aragto in uu qiimeeyey iyo kan kale waxa aanay laabteeda ku haysataa tilmaamo u gaar ah oo ninka ay …
Read More »Sababaha Keeno Muranka iyo Khilaafka Badan Ee Lamaanaha & Xalka…
Waxaa laga yaabaa in dadka qaar u haystaan in lamaanaha isqaba ee aan is jeclayn aanay mushkilad iyo muran soo dhex gelin, laakiin runtu waxa ay tahay in jacaylku uu yahay dareen iyo kalgacal gaar ah, oo haddana dareenkaasi inta badan muran iyo isfahmi waa keeno, murankaas iyo khilaafkaasna aanu macnihiisu ahayn in kalgacalkii iyo jacaylkii labada ruux dhex yaallay …
Read More »Dumarka Hada Jira Waxay Jecelyihiin In Ay Guursadaan Nin Tilmaamahaan Leh
Nolosha maantu way ka duwanta sidii hor, sidoo kale gabdhaha maanta afkaartooda iyo waxa ay ku dooranayaan ninka ay rabaan way isbadashay, waagi hore waxa ugu muhiimsan ee ay ku dooran jirtay ninka waxay ahayd waa inuu taajir ahaadaa, si uu usiiyo gabadha nolol raaxa leh, yeelatana shaqaalo iyo baabuur iyo guri, wali way jiraan gabdho saas u fakaraya laakiin …
Read More »Xeelado Ninka U Suurtagelinaya Inuu Si Fiican U Qanciyo Haweeneyda
Ragga badan waxay ka walaacsan yihiin sidii ay gogosha ugu qancin lahaayeen xaasaskooda. Waxay rabaan inay si fican uga qosliyaan xaaskooda dhanka gogosha sidaas darteed waxay raadiyaan habab cusub oo kulanka uga dhigu karaan mid dareen macaan oo la xasuusto. Haddaba tallaabooyinka halkaan ku xusan ayaa kaa dhigaya nin ku fiican kulanka gogosha oo si wacan u qanciya ooridiisa. Erayo …
Read More »Hab-Dhaqanno Iyo Ficillo Uu Nin Kasta Ka fisho Xaaskiisa
Sida ay haweenkuba arrimo dhowr ah uga fishaan raggooda, ayaa ragguna xaasaskooda filashooyin badan ka qabaan. Qodobada halkaan lagu soo koobay waa baahiyaha ugu muhiimsan ee la ogaaday in raggu ay xaasaskooda ka qabaan. Haddii aad tahay gabadh danaynaysa xaajigeeda, waa kuu muhiim in aad akhrisato oo ogaato. Kalgalcal badan: Ninku wuxu fishaa in ay xaasku ahaato mid kalgacal badan oo waji furan …
Read More »Ten Common Mistakes That Destroy a Relationship Of Marriage
1. Talking “at” instead of “with” your mate. Let his or her body language be your guide. When you’re talking “at” your partner, he or she will tense up. When you’re talking “with” your spouse, he or she will relax. 2. Tuning out — instead of tuning in — to what your mate is saying. When you mind begins to …
Read More »Fikrado Kulanka Gogosha Ah Oo Anfacayo Gabdhaha Xishoodka Badan & Kuwa Guurka Ku Cusub
Hadii aad tahay xaas ama gabadh hada guursatay waxa haboon in aad ogaato in ninkaagu yahay jacaylka aad ka soo dhex dooratay ragga oo dhan. Islamarkaana aad tihiin laba qof oo wada qaybsanaya dhinacyada kala duwan eee ay noloshu leedahay. Waxa kale oo hubaal ah in aad isu tihiin dhar. Markaa ninkaaga oo kuu ah sida dharka aad xiran tahay …
Read More »