Adduunkaani aanu ku nool-nahay Alle wuxuu ugu talla-galay lab iyo dhidig oo lamaane ah, iyadoo lamaanahaasi ay qeyb ka yihiin bini’aadamka iyo jinkaba, oo uu Alle ugu talla-galay in ay caabudaan, sida uu ku xusay Qur’aanka. Hadaba dumarka ayaa waxay inta badan qaati ka taagan yihiin ragga, iyagoo ku eedeeya inay ka gaabiyaan wacadkii iyo wanaagii u dhaxeeyay, isla-markaana waxay …
Read More »farxadda guurka
Dhakhtarkii Caaqilka ahaa!!!
Haweenay ayaa u timi Dhakhtar, iyadoo ka welwelsan dabeecada odaygeeda oo aad u kululaatay. Dhakhtarki ayaa su’aalay: “Waa maxay dhibta jirta? Haweenaydi ayaa tiri: “Ditoore, ma garanayo waxaan yeelo. Maalin kasta markaan wax yar doodno ninkayga waxaa ku siyaada caro sabab la’aan. Aad bayna ii baqdin gelisaa.” Dhakhtarkii ayaa yiri: “Dawo ayaan u hayaa taa. Goortii ay u muuqato in …
Read More »Shuruudaha Guurka Guulaysta
Waxaa hubaal ah oo aanu shaki ku jirin in uu guurku yahay qayb muhiima oo ka mida nolosha qof kasta iyo bulsho kasta oo ku dul dhaqan aduunka, gaar ahaan hadii aynu nahay bulsho islaama guurku waa waajib saaran qof kasta oo muslim ah waana arrin ay diinteenu dhiiri gelineyso in badan. Waxaa hubaal ah oo aanu shaki ku jirin …
Read More »Sababaha Burburka Xidhiidhka Lamaanaha
Nolosha guurka ayaa waxa kusoo kordhay baryahan dambe waxyaabo badan oo kala duwan, inta badan dhallintu marka ay is guursadaan ayaa waxa dhaca in markiiba hadana ay kala boodaan labada qof, waana arrin muruugo leh in ay waqti yar gudahiis ku fikiraan in ay kala tagaan labada qof, iyaga oo ku sababaynaya in ay noloshoodu soo taabatay bartii dhammaadka oo …
Read More »Sidee u Xiiso Gelin kartaa Qofkaad Jeceshahay?
Maxay tahay sababta aad ugu guuldarraysatay inaad xiiso geliso qofkaad jeceshahay? Sannado badan ka hor waxaan u malayn jiray haddii aanu qof i jeclayn aanan qofkaa ka dhigi karin mid i doonaya ama aanan jaceyl ku abuuri karin, waxaan u malayn jiray in jaceylku yahay wax si dabiici ah iskaga dhaca oo aan lahayn sharci islamarkaana aan la kantarooli karin …
Read More »Habeenka Koowaad ee Arooska Muslimka
Habeenka arooska waa habeenka koowaad ee wiil iyo gabadh ay kulmaan iyaga oo isku ah say iyo oori kuwaas oo arooska ka hor ku kala noolaa laba adduunyo oo kala duwanaa. Waa habeenka ugu muhiimsan nolosha guurka ee lammaanaha oo caruuska iyo caruusaduba la rabo inay ogaadaan inay bilaabayaan nolol cusub. Habeenku maaha habeen midna caadi u ah oo labaduba …
Read More »10 Dabeecadood Oo Lagu Garto Guurka Guulaysta
Akhriste, qof kasta oo innaga mid ah oo lab iyo dheddig leh, waxa uu maanka ku hayaa siduu u guursan laha amma u dhisi laha qoys wanaagsan oo noloshiisa inta ka hadhay la qaata, waxana dunida oo dhan ku sii badanaya lammaanaha kala tegaya iyo furriinka, iyadoo bulshada saamayn badan arrintaasi ku yeelatay, sababtoo ah dhibta ugu badan waxay soo …
Read More »Gabadha Aan Ninku Illaawin!
Gabadha Aan Ninku Illaawin! Gabadh waxaa jirta ninku aanu weligiis illaawin, qalbigiisa ayey degantahay, oo ku qorantahay, hadey ka maqantahay wuu ku riyoodaa, hadey la joogtana waa ku hadaaqaa, hadii wax fiican la sheegana heblaayaa sidaa samaysa weeye hadalkiisu.. Cabbaar haduu ka maqnaadana waa u xiisaa, markuu xageeda u socdana nashaad iyo farxad ayaa ka muuqata, markuu kasii socdana murugo …
Read More »9 Nooc Oo Dadka Ka Mid Ah Oo Ay Haboontahay Inaad Ka Fogaato Inaad Xiriir Jacayl La Samayso..!
1. Shaxaari ‘Player’ Ha u dhawaan qof shaxaari ah oo had iyo goor waxay mashquul ku yihin inay qof kugu dhinac wadaan intasna waxay waxay mashquul ku yihin siday ula shekeysan lahayeen boqolka qof ay gooni gooni u shukaansadan. 2. Ballanqaadka Ka Baqa Dadka ka baqa inay wax ka balan qaadan sida waqtigay ku guursan lahayeen, taas waxey tusinaysa inay …
Read More »Qiso Jaceyl Oo Qurux Badan
Sariirta ayey dhinac kaga Fadhiday, isaguna markaas ayuu Guriga soo galay.Wuxuu Tukaday Laba Rakcadood oo Sunno ah. Markii uu ka baxay Salaadda, intuu kacay ayuu Dhinaceeda Fariistay. Ka dib wuxuu la Booday Labadeeda Gacmood. Maxaad samaynaysaa? ayey ku tiri, Muusan jawaabin ee Hawshiisii ayuu iska watay. Faraha ku yaala Gacanteeda Midig ayuu sidaa u kala bixiyey. ka dib Xubnaha Faraha …
Read More »Toban Tallaabo Oo Lagu Gaaro Guur Farxad Leh
Sidee lagu gaaraa guur farxad leh? Waa arin aan marar badan qurbo magazine wax ka qoray Hadaba waxaan eegeynaa mar kale 1o qodob oo guurkaaga ka dhigi kara mid farxadi ku dheehantahay. 1. Waqti kala qaata. In aad wada joogtaan 24 saac caafimaad kuma jiro. Waxaa wanaagsan dhowr saacadood in aad kala maqnaataan si aad isugu xiistaan. Waqti badan oo la kala …
Read More »7 Arrimood Oo Haboon Inay Gabadhu Ku Dadaasho Si Ninkeedu Uga Maarmo Xaas Kale
Hadii aad tahay mid aan dooneynin in saygeedu uu la guursado mid kale oo kula tartanta jaceylka saygeeda iyo daryeel kiisaba, waxaan kugu waanineynaa in aad raacdo talooyinkan, taas oo ka reebeysa saygaaga in uu ku fikiro mid aan adiga ahayn xitaa hadii ay ahaan lahayd in uu ku fikiro hal maalin! -Noqo mid ku kalsoon nafteeda: U muuji saygaaga in …
Read More »Waxyaabaha Furniinka Soo Dedejiya
Ma’isweydiisay maalin maxuu guurka u burburaa? Waxaan kaga bogan karnaa jawaabta dhoor qodobo soo socda taasoo ah maxay tahay arimaha keena inuu guurka burbura -Gooni isku taaga, in kastoo ay ku wada noolyihii hal meel, hadana waxay u dhaqmaayaan nolol ah inay yihiin dad isku cusub. -Dhibka ka dhexeeya labada isqabta in ay soo galiyaan qofkale ama in xogtooda oo …
Read More »7 Qodob Oo Yareyna Kara Khilaafka Lamaanaha
Marka ay lamaanayaashu arin isku qabtaan ayaa waxa dhacda in midkood uu aad u caraysan yahay, deganaanshuna ka dhumo. Hadaba bal hadii aad arintaas oo kale ay idinku timaado isku day in aad habsiiso lamaanahaaga. Inkasta oo lamaanayaal badani ay ku nool yihiin nolol wanaagsan oo jacayl ku dhisan ayaa hadana waxa aan meesha ka maqnayn isku dhac, hadan inta …
Read More »Qodobo Muhiim U Ah Farxadda Guurka
Asc waa muhiim guurku. waa sheyga kaliya ee makhluuqa ilaah ka siman yihiin marka laga reebo Malaa,ikta. waa furaha sii jiritaanka nolosha aadamiga waa hadafka inta nool hiigsato marka si uu guurga u noqdo mid guuleeysta waa inaan ogaanaa sheyga ugu ween ee guur loo galaa waa in farxad laga helaa Laakin dad badan ayaa qalad u fahmay oo u …
Read More »