Si kasta oo lamaanuhu ay iskugu niyad wanaagsan yihiin, hadana waxaa soo wajihi kara caqabado keeni kara isfaham darro iyo khilaaf. Aad ayay u tiro badan yihiin sababaha burburin kara xiriirka lamaanaha, laakiin mid ka mid ah kuwa ugu waaweyn waa wada hadalka lamaanaha oo yaraada. Qofka kasta oo doonaya in xiriirkiisu uu noqdo mid caafimaad qaba oo farxad leh waa …
Read More »farxadda guurka
7 Arrimood Oo Adkeeya Xiriirka Jaceyl Ee Lamaanaha
Waxyaabaha ka dhiga xiriirka lamaanaha mid ku dhisan is aaminaad iyo jacayl waa mid u kala duwan laamane kasta oo isqaba, waxyaabahaan oo dhan ma ahan kuwo ku yimaada laba cisho gudahood. Hadii aad u baahan tahay xiriirka kaala dhexeeya lamaanahaaga in uu noqdo mid adag, waxaa lagaa rabaa inaad dadaal kubixisid sida aad u adkayn lahayd. Qodobada hoos ku …
Read More »4 Arrimood Oo Ay Tahay In Ninka Uu Fuliyo Si Uu Qoysku U Waaro
Rag badan ayaa aaminsan in gabadha oo la hantiyaa ay bilow iyo dhammaadba u tahay furayaasha guusha iyo waaridda nolosha qoysnimo. Marka ay sidan ragga qaar u fikirayaan waxa aad mooddaa in ay iska indho tirayaan xaqiiqada ah in guurku uu yahay heshiis laba dhinac ah oo ku dhisan wax is dhaafsi iyo in mid kasta oo ka mid ah …
Read More »Guurso Gabar Karti leh! (Sidaas Ayuu Farayaa Cilmigu)
(Waxaad guursataa gabar karti leh)… Sidaas ayuu ku farayaa cilmigu! Waxay ku soo ururiyaan dadku talooyinka ay siinaayaan ninka doonaya guur inuu raadsado gabar qalbi jilicsan si uu awood ugu yeesho in uu maamulo uuna jiheeyo, iyaduna ay si degdeg ah ula qabsato dabeecadihiisa iyo qaabka uu u rabo maaraynta nolosha. Laakiin cilmigu wuxuu qabaa ra’yi kale, wuxuu kula talinayaa …
Read More »Shan Dabeecadood Oo Ay Gabadhu Ninka Ku Nici Karto!
Dabeecad ahaan ninka iyo gabadha mid kastaa waxa uu jecel yahay in ruuxa uu nolosha uu yeesho dhammaan tilmaamaha qof bani’aadam ah lagu ammaani karo, iyo wax kasta oo wanaagsan oo xidhiidhkooda guur waarin kara, in kasta oo ay hubaal tahay in sawirka uu qofku niyadda ku hayo guurka hortii ee uu jecel yahay in mataankiisu u ekaadaa inta badan …
Read More »6 Qaab Oo Ninku Ku Xalin Karo Isfahmi-Waaga U Dhexeeya Isaga Iyo Xaaskiisa
Sababaha ugu badan ee muranka iyo mushkiladaha ka dhex abuura lammaanuhu waa kala duwanaanta aragtida ay kala qabaan, sidoo kale waxa uu ka dhashaa xidhiidhkooda oo liita iyo iyada oo mid kastaa rayigiisa ku adkaysto oo isu-tanaasulku meesha ka baxo. Waxa ay qormadani soo gudbinaysaa tallaabooyin ay xeeldheerayaasha cilmiga bulshadu sheegeen in haddii ay maraan lammaanaha is qabaa u sahlaya …
Read More »4 Qaab Oo Ay Gabadhu Ku Kobcin Karto Jaceylka Saygeeda
Qormadaan waxaan kugula wadaagaynaa tallaabooyin ku kordhin karto jaceylka ninkaaga: U muuji xushamad/ixtiraam. Run’ahaantii waxa ugu muhiimsan ee nin waliba uu doonayo kana fisho xaaskiisa waxa ay tahay in xaasku ay u ahaato mid ixtiraamta. Hadaba isku day in aad ninkaaga ku ixtiraamto wada hadalka iyo talooyinkaba.Waxaa kaloo qadarinta ka mid ah in aad quruxdaada iyo nadaafadaadba ilaaliso waayo nin …
Read More »Gabadhu Ma Waxa Ay Jeceshahay Ninka Ka Qosliya Mise Midka Quruxda Badan?
Ninku marka uu kulanka ugu horreeya la yeelanayo gabadh qurux badan oo uu damac ka hayo waxa ugu horreeya ee uu ka fikiraa waa in uu gabadha ku indho daraan dariyo xarrago iyo in uu uga warramo qisas xul ah oo astaan u ah waayo aragnimadiisa iyo heerka fiican ee uu ka taagan yahay shaqada uu hayo, laakiin arrimahaas oo …
Read More »Dabeecadaha Iyo Dhaqammada Ay Gabadhu Ku Nici Karto Ninka
Nin kastaa maaha say xun, balse waxa jira waxyaabo aan fiicnayn oo uu sameeyo, loona baahan yahay inuu iska ilaaliyo si aannu guurkiisa u waxyeelin amma qoyskiisa u burburin, sababtoo xaaskaagu waxay u qalantaa inaad ula dhaqanto sida aad rabto in laguula dhaqmo. 1. Ad-adayg: Inta badan ha caaddaysan in aad xaaskaaga dhaleecayso amma eedayso badanaa, waxa wanaagsanaa in aad …
Read More »Furayaasha Qalbiga Gabadha & Sida Jaceyl Loogu Abuuro
Gabadhu abuur ahaan waa xasaasi, waxa aanay jeceshay kalgacal iyo shucuurta naxariista iyo koolkoolinta lihi in ay udub dhexaad u noqoto nolosheeda, marka la eego xidhiidhka ay la yeelanayso ninka ay damaca guur ka leedahayna waxa ay mar kasta ku dadaashaa in uu noqdo mid kalgacal xooggan ku dhisan. Laakiin in ninku uu gabadha qalbigeeda hanta waxa ay u baahan …
Read More »Calaamadaha Gabadhu Ay Fahmi Karto Haddii Saygeedu Uu Ku Sagan Yahay Xidhiidh Kale
Qoysas baden wax burburiya shaki iyo kalsooni la,aan ay iska qabaan lamaanaha is qaba, taas oo ka dhalata in laysku tuhmo in qofba xidhiidh kale cid kale la leeyahey, siiba waxa baden haweenka ka shakisan in lamaanahoodu ku sugan yahey xidhiidh kale amaba uu guursan rabo gabadh kale. Haddaba marwo halkan waxaanu kuugu soo bandhigeynaa dhawr astaamood oo ka mid …
Read More »Xanuunnada Nafsiga Ah Ee Raggu Ka Qaadaan Furniinka
Sida ay xeeldheerayaasha cilmi-nafsigu ka marag kaceen, ragga ay xaaskooda kala tagaan waxaa inta badan ay isku arkaan shucuur fashilaad iyo niyad jab ah, baadhitaanno ay xeeldheerayaashani sameeyeen ayaanay ku ogaadeen in inta badan ay dhibtan nafsiga ah ee raggan ku dhacdaa ay ka timaaddo dhowr dhinac. Waxaa ka mid ah ninka oo ay soo fuulaan masuuliyado cusub oo aan …
Read More »Baro Hadallo Iyo Ficillo Ka Qiimo Iyo Dareen Badan Erayga “WAAN KU JECELAHAY”
Jacaylku waa dareen aasaas u ah jiritaanka nolosha aadamaha, sidaas awgeed waxaa jira habab tiro badan iyo ereyo kala duwan oo uu qof kastaa ku cabbiro jacaylka uu qofka kale u qabo. Waxa ugu caansan ereyga ‘Waan ku jecelahay’. Dad badan ayaa qalad fahmay jacaylka, waxa aanay ku soo koobeen ereyo ay si fudud afka uga yidhaahdaan oo qofka kale …
Read More »Faaidooyinka Guurka Uu U Leeyahay Dumarka Iyo Cudurrada Uu Ka Caabbiyo
Cidi shaki kama qabto in guurku uu yahay furaha xasiloonida ee ragga iyo dumarka labadoodaba, waxa aanay marar badan oo kala duwan khubarada cilmiga bulshadu inoo sheegaan in dhismaha qoyska iyo ubad la dhalaa ay si weyn uga qayb qaataan in la xaqiijiyo isu-dheelli tirnaan jacayl oo lammaanaha dhex timaadda, iyo in ay yeeshaan caqli ka fogaanaya dhammaan caadooyinka xun …
Read More »3 Arrimood Oo Xoojiya Is-Fahamka Lammaanaha
Nolosha qoysnimadu ma’aha safar damaashaad iyo ciyaareed sida ay dad badan la tahay, balse waa geeddi dheer oo ay lammaanuhu isla marayaan nolol barwaaqadeeda iyo baahideedaba leh, sidaa awgeed ruux kasta oo guur-u-meer ah ama xaas lihi waa in uu is weydiiyaa, sidee ugu habboon ee aad ula qabsan kartaa noloshaa cusub?! Waa maxayse sababaha fashilaadda ku keeni kara nolosha …
Read More »