Marka hore Waxaa Mahad iskaleh Eebaha Ina Baray Qalinka iyo sida waxloo qoro Marlabaad. MAQAAL tayo lihi waa qoraal kooban, qaniya, kaasoo xamnaarsan akhristuhuna kadhex helikaro xog balaadhan oo tiro iyo tayaba leh, taas oo qoraagu kasoo dheegay ilo cilmiyeed badan oo kala duwan. Islamarkaana qoraagu si hufan, habaysan oo hormaysan ugu dhex muujiyay qoraalkiisa. Waa qoraal xogtiisu u adeegayso …
Read More »Waxbarasho
Barashada Aqoonta Iyo Xikmada
Bismilaah mahad oo dhan alle ayaa iska leh waxaan salaamaya dhaaman umadda soomaliyeed meel kastay joogan marka xigta waxan sigaar ahaaned usalaamaya intii magacayga iyo muuqayga garanaysa. Maqaal kan waxeynu ku milicsan doona qeybaha loo qeybiyo wax barashada, xidhiidh ka kadhexeeya aqoonta iyo xikmada ,sidoo kale, waxeynu ku eegi doona faa,idada akhris ku u leeyahay aqoon raadiyaha. Aqoonta markaad maqasho …
Read More »10 Helpful Tips to Start University on the Right Foot
Becoming a young adult can be stressful enough but when you are considering continuing your studies at university there may be even more issues to deal with. Here are a few pointers that may help you to keep on track and move in a direction towards a positive future. START WITH A POSITIVE FRAME OF MIND – Remind yourself why …
Read More »Wax ka Baro Awoodaha Cajiibka Ah Ee Allah (SW) Ku Mannaystay Xayawaanka Qaar
Noolaha waxa uu Alle (SWT) ku kala duway maskaxda oo uu si gaar ah Aadamaha uga faddilay noolaha kale oo dhan. In kasta oo aanu xayawaanku garaad lahayn, haddana waxa uu Alle siiyey awoodo badan oo ka kaba nusqaantaas, qaar badan oo ka mid ahna aanu aadamuhu lahayn. Awoodahaas xikmadaha Rabbaaniga ah ee ku jiraa waa in xayawaankani uu yeesho …
Read More »Xaqiiqooyin Cajiib ah oo Hurdada ku Saabsan
Hurdadu waxa ay ka mid tahay nimcooyinka uu Alle ku xusay Qur’aankiisa oo sheegay in ay tahay waqti loogu talogalay in uu qofku nasto, waxaana caadi ahaan la wada og yahay in saacadaha hurdadu ay qofka siiyaan tamarta oo ay u cusboonaysiiyaan, awood iyo firfircooni, nasasho iyo maskaxda oo qofka u xasisha, waxaa intaas dheer faa’idooyin caafimaad oo ay u …
Read More »10 Arrimood Oo Ardayga U Horseeda Inuu Imtixaanka Ku Guulaysto
Wakhtiyo kala duwan Ayaa Ardaygu sannadkii imtixaan u fadhiistaa, Isku buuq iyo Culeys uu werwer u weheliyo Ayaa la soo dersa tiro badan oo Ardeyda ka mid ah wakhtiga Imtixaanka. Khidaddu waa in si sahal ah oo Deganaani ku Jirto loo wajaho weydiimaha. Naxdinta iyo Fikirka xun ee aad imtixaanka ka qabtaa keliya waxa ay sii bilaabeysaa in aad dhacdo …
Read More »sidee wax loo baran karaa
waxa ugu horreeya in marka horeba aas waxbarashadda isku diyaariso, lana timaado shuruudo ku habboon. Shalay dugsigii dhexe iyo kii hooseba masuuliyadda waxbarashaddaada iyo mustaqbalkaagu adiga gacantaada kuma wada jirin, waxaad haysatay kaalmo. Haddii aad xasuusato miiska aad wax ku akhrinayso waa lagaa tirtiri jiray, haddii ay wax kugu adkaadaan waa lagaa caawin jiray, buuqana iyo dhibkana waa lagaa dhowri …
Read More »Waa Tee Maadada Hadii Aad Barato Kaa Dhigi Karta Bilyaneer?
Qiimayn la sameeyay ayaa daaha ka rogtay shahaadada ama kuliyadda ugu badan ee dadka taajiriinta ah soo barteen, falanqayn lagu sameeyay xogihii iyo macluumaadkii qiimaynta ayaa lagu ogaaday in rubuc ka mid ah Malyuuneerada dunida ay soo barteen kuliyadda Engneering-ka. sida ay xustay warbixinta, In ka badan 22% ayay Engneeradu dunidu ka yihiin maalqabeenada caalamka, waxaa intaasi sii dheer in …
Read More »Ahmiyadda iyo Iftiinka wax qorista
Maku fakartaa in aad wax qorto amaba aad fahanto qoraalada kala duwan ee aad goor kasta aqriso? Waxaad ogaataa hadaba in ay qoraaladaas ay leeyihiin astaamo iyo nidaamyo u gaar ah mid kastaa. Ugu horeyn, ma jiro qoraal magac la’aan ah oo midkastaa wuxuu sitaa astaantiisa u gooniga ah ee lagu garto, taas oo ka soocda inta kale. Walow ay …
Read More »Ku Darso Intaad Ka Ogtahay Qaarada Afrika
1. Ma ogthay in wadanka Gambia uu leeyahay hal Jaamacad. 2. Ma ogtahay in Jaamacada Muqdisho ay tahay Jaamacads 55-aad ee ugu fiican Jaamacadaha Qaarada Afrika ee dhinaca website-ka sanado ka hor. (Booqo http://www.webometrics.info/en/Africa) oo qiimeyn ku sameeya website-yada jaamacadaha. 3. Ma ogtahay in Equatorial Guinea uu yahay waddanka kaliya ee Afrikaanka ee looga hadlo luuqada Spanish-ka. 4. Ma ogtahay …
Read More »6 Qodob Oo Kaa Dhigaya Arday Wanaagsan Oo Guulaysta
Ma tahay arday? Haddii aad tahay arday ma rabtaa inaad noqoto arday hirgalay, oo guulaysta? Haddii aad “haa” ku jawaabto labadaa su’aaloodba, su’aal kale: “Sidee baad u noqon kartaa arday wanaagsan oo aflaxa?”. Su’aashaas ayuu maqaalkani isku dayayaa inuu ka jawaabo. Inaad guulaysato iyo inaad guul daraysataa waa wax ku xidhan inaad marka hore hadaf iyo doonis leedahay. Hadafka iyo …
Read More »Cuntooyinka U Wanaagsan Ardayda Imtixaanka Gelaysa
khabiirada cuntooyinku ardayda ayaa baahinayay qaar ka mid ah cuntooyinka xusuusta qofka u fiican, kuwaas oo ay kula talinayaan ardaydu in ay quutaan maalmaha imtixaanaadku ku soo dhow yihiin. Jariirada “Le Monde” ee ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa daabacday, liiska cuntooyin ay sheegtay in ay ardayga u fiican yihiin, oo ay xoojiyaan, firfircoonida jidhka, deganaanshaha maskaxda iyo qaybta xusuusta …
Read More »Aqoon Kororsiga Daryeel Magazine (KOBCI MASKAXDAADA)
Halkaan uga uga bogo barnaamijka aqoon kororsiga Daryeel Magazine oo aan idin kugu soo aruurinay qodobo muhiim ah. ka faaidaysi wacan – Diinku Ilko ma’ laha. – Rasuulkeennii Muxammed (SCW) mar qudha ayaa uu noloshiisa xajay. – Wadnuhu waa xubinta keli ah ee illaa hadda aanay dadku awoodin in ay farsameeyaan noociisa. – Ciddiyaha Dumarku way ka hor bixi og …
Read More »Sirta Guusha Waxbarashada
Waxa mahad oo dhan iska leh Allah, isaga Ayaan u mahadnaqaynaa oo kaalmaysanaynaa. Intaas Kadib waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa insha-Allah maqaalo taxane ah oo aan kaga warami doono ka midho-dhalinta guusha dhinaca waxbarashada. Waxa aan shaki ku jirin in qofkasta oo ku nool dunidan uu jecel yahay GUUSHA. Guushaas oo ah dhinac wal oo noloshiisa ah. Waxa …
Read More »Darasaad Muujinaysa In Gabdhuhu Imtixaanka Derejo Sare Keenaan Marka Fasallada Khaas ku Yihiin Oo Aanay Wiilal…
Cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen Jaamacadda cilmi-baadhista lagu barto ee Maraykanka, ayaa daaha ka qaaday in habluhu ay xagga waxbarashada ku wanaagsanadaan marka jaamacad amma fasal u gaar ah ay kalidood wax ku bartaan ee aanay inamaddu la dhigan wax. Daraasadan oo muddo aad u dheer la waday, ayaa lagu tijaabiyey ardey jaamacadaha dalka Maraykanka wax ka dhigata, iyada oo …
Read More »