Waxbarasho

Tips To Manage Study Stress

study stress

Dealing with study stress is crucial for maintaining overall well-being and academic success. Here are some effective ways to manage study-related stress: Create a Study Schedule: Organize your study sessions by creating a realistic and manageable study schedule. Break your study time into smaller, focused intervals with short breaks in between. This approach can help you stay on track and …

Read More »

10 Astaamood Oo Lagu Garto Macalinka Wanaagsan Ee Soo Saara Arday Mustaqbal Leh

macalinka wanaagsan

Ku dhowaad toban gu’ oo aad tamaashiirta sidataa, sida aan qabo, waayo-aragnimo way kuugu filan tahay. Ubaxa aad cilmiga ku habto, hor jooggooda waa lagu jimidh yaraadaa Sida lagu doodo. Tacliintu sare uma kacdo mana siraadato ilaa guddi aqoonyahanno ahi manhaj tayaysan salka u dhigaan, ka dibna barayaal u tababarani ardayda ku haloosiyaan. Hadda ganacsi ahaan ayaa loola dhaqmaa, dhulkeenna …

Read More »

10 Talo Oo Lagu Gaaro Guusha Waxbarashada

guusha ardayga, guusha waxbarashada

Qormadaan waxaan idin kula wadaagaynaa talooyin wax ku ool ah oo ardayga gaarsiin kara guusha waxbarashada: 1.       Niyad Sami: Waxaa jiro farqi aad u weyn oo u dhexeeya kaliya inaad shahaado ama imtixaan aad wax u diyaariso iyo inaad si niyad sami leh oo aad u diyaariso, qofka markuu u niyad san u haayo waxa uu qabanaayo shaki kuma jiro …

Read More »

Aqoon Korodhsi

– Diinku Ilko ma’ laha. – Rasuulkeennii Muxammed (SCW) mar qudha ayaa uu noloshiisa xajay. – Wadnuhu waa xubinta keli ah ee illaa hadda aanay dadku awoodin in ay farsameeyaan noociisa. – Ciddiyaha Dumarku way ka hor bixi og yihiin kuwa Ragga. – Diinka, Abeesada iyo Dukhsiga midkoodna malaha Dareenka wax maqalka. – Shimbiraha intooda badani malaha dareenka wax Urinta. …

Read More »

Maxaan Akhriyaa?

Maxaan akhriyaa, akhriska, sidee wax loo akhriyaa

Maxaan akhriyaa? Ku soo dhowaada koorsadii la magac baxday sidee baan ku noqdaa qof aqoonyahan oo aan aqoonteyda u dhisaa? Waxaa jira majaallo aad muhiim ah u ah qofka aqoonyahanka ah inuu wax ka akhriyo si aqoontiisa iyo fikirkiisaba ay u dhisanto oo mar walboo wax ka ogaado majaalladaas fikirkiisa iyo adduun-araggiisubu ay sii dhismaan. Maadaama aynu nahay dad muslimiin …

Read More »

Hababka Ugu Wanaagsan Ee Lagu Yarayn Karo Walwalka Imtixaanadka

walwalka imtixaanaadka, imtixaanka, ardayga, welwel,warwarka

Waa marwalba iska dhaca inta badan in marka Imtixaan lagaaro u yimaado walwal ku yimaada ardayga arrinkaas oo sababi kara in u diyaar garowga Imtixaanka uu hoos u dhaco. Waxyaabaha walwalkaan keena waxaa ugu horeeya ama ugu wayn liidashada hab waxbarasheedka ardayga ee marka daraasaddu socoto. Haddaba waxaan qorma kooban ka samayn doona sida ugu fudud ee looga hortagi karo …

Read More »

Sidee Loo Doortaa Cinwaanka Buugga Qalin Jabinta (Thesis)?

Buugga qalin jabinta, masters, thesis, cinwaanka

Arday badan marka la gaaro sanadka udambeeya ee heerkooda kowaad ee jaamacadda waxay jahawareer kala kulmaan habka ama qaabka ay udooran lahaayen cinwaanka buugooda qalin jabinta. Aadaba anigo taas kaduulaya ayaan waxaan jecelahay inaan idin lawadaago inta aan khibrad uleeyahy arrinta doorashada cinwaan qancin kara dadka hadhow ku dhagaysan doona adna aad kubaasi karto wax cusubna kusoo kordhin karto. Haddaba …

Read More »

5 Koorso Oo Shaqo Badan Leh

Kulanti wanaagsan, soo dhowaada walaalayaal muuqaalkani waxa uu ku saabsan yahay 4 xirfadood oo aad baran kartid oo shaqo badan leh. Daawasho wanaagsan

Read More »

Doorashada Takhasuska Waxbarasho

Ma doonaysaa inaad doorato takhasuska kugu haboon? Haddiiba aanad haynin kii aad kuugu haboonaa sided u dooran kartaa ku ku raali galiya? Maqaalkani wuxuu kaa caawinayaa inaad takhasuskaaga xulato adigoo maraya hab cilmiya oo nidaamsan. Doorashada maadada aad ku takasusayso amaba aad Jaamacad u galaysaa maaha mid fudud, laakiin ardayda Soomaaliyeed way la fududahay waayo waxaanay helin talo fiican oo …

Read More »

28ka God Ee Dayaxu Dego W/Q: Cabdiraxmaan Barre

Dayaxu wuxuu sameeyaa wareeg uu ku soo wareegayo dhulka , wuxuu maraa tub (orbit) u gaara oo wareegiisu dhanyahay 360-digrii , 360-kaas digrii markuu soo dhamaysto oo uu bar-billowgiisii kusoo laabto , wuxuu soo wareegay 27-cisho & 7-saacadood qiyaastii , oo noqonaysa (bil xiddigeed) , Habeenka koobaad ee u horaysa ee dayaxu soo baxo  ,  xiddigta uu kasoo ag baxo …

Read More »

NOQO AQOONYAHAN

aqoonyahan akhriste,akhriska

Qormadan waxaan ku faalayn doonaa sidii aad u noqon lahayd qofku fiican wax akhriska oo aan ka caajisin , kama hadlayo  akhriska iyo muhiimaddiisa oo wax jirra maqaalo badan oo ay ka  qoreen dad badan oo aqoonyahan ahi. Aadanuhu wuxu horumar ka gaadhaa aqoonta marka  aanu ku koobnaan casharkii barrehiisu u dhigay ee uu yahay mid Raadsada wax walba oo …

Read More »

Weydii Naftaada Ka Hor Intaadan Dooran Waxa Aad Doonayso Inaad Barato

takhasus, waxbarasho, aqoon, mustaqbal,

Ka hor inta aadan u guda gelin waxa aad doonayso in aad barato, mustaqbalka soo socdana aad xirfad shaqo ka dhigato, waxa habboon in aad is waydiiso waydiimahan soo socda: 1. Awood ma u leedahay waxan aad doonayso inaad barato? Si kale haddaan u dhigo, ma yahay wax hibo laguu siiyay oo aad ku wanaagsan tahay? Eebbe qof kasta wax …

Read More »

Waa Maxay Xikmad?

go'aan kasta

Ma Taqaanaa Xikmada ? Waxaan maqalnaa erayga xikmad laakiin waxa suurto gala hadii layna weydiiyo qeexitaankeeda in aynu ka bixino jawaabo kala nooca, balse waxaynaan ku kala feker duwaneyn in xikmadu tahay wax wanaagsan ama shey qaaliya oo ruux kastaaba u baahanyahay inu helo amaba uu yeesho, hadabo waxad mawduucan kaga bogan doontaa su,aalaha soo socda iyo jawaabohooda taasoo laga …

Read More »

Ma Ogtahay?

Ma ogtahay khaliifa Mucatassim Billaah wuxuu ahaa wiilkii 8aad uudhalay Haaruun rashiid ,sidoo kale wuxuu hayste 8 wiil iyo 8 gabdhood ,wuxuu xukunka haye 8 sano. Ma ogtahay Muruqqa ugu adag bina aadanka waa midka kujira daanka (afka). Ma ogtahay Ammiirkii uhorreeye islaamka wuxuu ahaa c/laahi ibnu jaxash. Ma ogtahay biyaha lakarkariyo kadib labarafeeyo in ay yeeshaan midab dhalaal zaaid …

Read More »