Waxbarasho

Da’du Saamayn Ma Ku Yeelan Kartaa Barashada Afka Qalaad?

barashada afka qalaad, luuqada

‘Haddii aad doonayso in naxwahaaga afka ingiriisigu uu u saxnaado sida dadka u dhashay, waxaa qasab noqonaysa in aad barashada afka ku bilowdo da’da 10 jirka’. Sidaas waxaa caddeeyey cilmibaadhayaal muddo daraasad ku waday raadka ay da’du ku yeelan karto Barashada afka Ingiriisiga. ‘Qofku afka si xirfad sare leh waa uu u sii baran karaa illaa inta uu gaadhayo da’da …

Read More »

Qaababka Loo Maareeyo Walwalka Ardaynimada

Walwalka ardaynimada, ardayga,

Walwalka ardaynimada: Majiro qof ka tallaalan mawjadaha walwalka ee soo wajaha dadka xilliyada kala duwan, waa shay loo siman yahay oo qof walba ku dhici kara, waa xaalad caafimaad oo wajiyo badan soo marta, mar waxay u baah naataa talo iyo tusaale qofka la siiyo, mar waxay u baah naataa ag jooga ehelka iyo ku dhex jiridooda, halka ay mar …

Read More »

12 Arrimood Oo Sababi Kara In Wax Akhriskaagu Uu Yaraado Qeybtii 2-Aad

wax akhriska,

Arrinta lixaad ee keeni karaysa in wax akhrisku kugu adkaado, waxa weeye luqadda aad wax ku akhriyayso oo aad isku dhibban tihiin. Iyadoo wax akhrisku aanu weli caado kuu noqon (wax aad qabatintay), haddii afka aad doonayso in aad wax ku akhrisana uu noqdo af illaa xad waxa aad ku akhriyayso aanad ku fahmi karayn, way adkaanaysaa in wax akhriskaagu …

Read More »

12 Arrimood Oo keeni Kara In Wax Akhriskaagu Yaraado Qeybtii 1-Aad

wax akhrinta

Dhallinyaro fara badan baa waxay intaa igu yidhaahdaan, waan jecel nahay wax akhriska, faa’iidadiisana waan dareen sannahay, haddana waan isku kari la’nahay. Haddaba waxaan jeclahay inaan qormooyinkan soo socda, aan idiinku soo gudbiyo sababo keeni kara in wax akhrisku kugu adkaado, ama aadan isugu arag inaad noqon karayso qof akhriyaa ah. Arrimaha waawayn ee dhallinta ku koray dunida saddexaad wax …

Read More »

Jaamacaduhu Ma Xarumo Cilmi Baa, Mise Waa Aalad Lagu Faafiyo Gumaysiga?

jaamacado, waxbarasho, ardayda,

Muddo dheer waxaa dunida ka jirta dood ah in reer galbeedku ay waxsoosaarkooda aqooneed, iyo nidaamkooda waxbarasho ku gumaysteen maskaxaha aadamaha kale. Bare-sare Ramon Grosfoguel, ayaa ka mid ah indheergaradka hormuudka u ah doodda ah in waxbarashada jaamacadeed iyo tacliinta sare ee dunida maantu ay ku dhisantahay dhaqan iyo xadaarad reer galbeed oo aan waxba ka qaadan aragtiyihii iyo xadaaradihii …

Read More »

Ardayda Waxbarashada Jaamacadaha Bilaabaysaa, Xisaabta Ha Ku Darsadaan Culuumta Teknoolajiyada La Xidhiidha

ganacsiga, dhaqaalaha, teknoolajiyad,

Teknoolajiayadu, dhaqaalaha dunida maanta waxa ay ku leedahay kaalin aasaasi ah, si joogto ahna u sii koraysa. Maadaama oo ay abuurayso nidaam iswada oo aan waqti badan qaadanayn, waxa ay ka qayb qaadataa horumarka iyo wanaajinta tayada, iyo tirada waxsoosaarka iyo adeegyada, si ka qiimo yar sidii ay ahaan jirtay xilligii wax kasta gacanta laga qaban jiray. Isbeddel, kacaan teknoolajiyadeed …

Read More »

Sida Imtixaanka Loo Diyaariyo, Looguna Guulaysto

sida imtixaanka loo diyaariyo

Imtixaan waa imtixaan haddii xataa lagu waydiinayo magacagaaga. Imtixaanku wuxuu muujiyaa in aad dadaal samaysay ee aad nafta ku hawshay akhris, qoraal, fahmid, xafidid, ku celcelin, iwm. Geelaa loogu heesaa “ninba tacabkii, togaay kaa maal”. Maskaxdu waxay dhiiqdaa hadba intii hawl la galiyay. Carabtaa waxay yidhaahdaan “weel kastaa waxaa ka soo burqada waxaa gudihiisa ku jira”. Waa Maxay Ujeeddada Imtixaanka …

Read More »

Cod Dheer Oo Wax Lagu Akhriyaa Waxay Leedahay Faa’idooyinkan!

akhriska duuusta,

Aamus in wax lagu arkhiyaa waa sida ugu habboon marka dad dhexdood la joogo, isla markaana ugu xawaaraha badan. Laakiin cod dheer oo wax lagu akhriyaana waxa ay leedahay faa’idooyin ay ka mid yihiin carruurta oo ah dhinaca waxbarashada iyo xasuusta, iyo nafsad ahaan oo ay ku beerto furfurnaanshiyo bulsho. Halka ay dadka waaweyn u leedahay faa’idooyin ah xoojinta awoodda …

Read More »

Dhab Ahaan Ma U Wada Baahannahay Waxbarashada Dugsiga?

nidaamka waxbarashada dugsiyada

“Iskuuladu waa dayeynDammiinimaday dhigaanDartay uma soo lug gu’in” ~Hadraawi. Markaan dib u xusuusto sannadihii dugsiga, waxa ay iila muuqataa in gebi ahaanteen, carruurnimadii, waxa aan qaban jirnay uu ahaa wax-akhris, wax-qoris, wax-barasho si niyad ah, oo dedaal ah oo aynu fadhinnay uun kursiga iyo miiska iskuulka ama ka guriga halka wakhtigii la la qaadan lahaa asxaabtu ay sii baaba’aysay sannad …

Read More »

Asalka Nidaamka Iskuulka

nidaamka iskuulka

Dunida oo idil carruurtu waxa ay tagaan iskuullo leh heer la-yaab leh oo isku mid ah: Ardayga waxaa laga rabaa in uu iskuulka tago. Silsilad waxbarasho oo ka bilaabanta barbaarin ilaa heerka 12-aad. Ardayda waxaa loo qaybiyaa iyada oo da’da lagu salaynayo, ee aanan loo eegayn waxay doonayaan in ay bartaan iyo waxa ay horay u soo barteen toonna. Macallinku …

Read More »

How To Get Your Children To Love Reading?

reading child, reading habit,

Cultivating a love of reading in your child can be a fulfilling and enjoyable process. Here are several strategies that can help: 1. Create a Reading-Friendly Environment Access to Books: Make sure your home has a variety of books that are easily accessible. Create a cozy reading nook with comfortable seating and good lighting. Regular Library Visits: Take your child …

Read More »

Faa’iidooyinka Akhrisku U Leeyahay Carruurta

Caadaysiga akhrisku waxa uu leeyahay faa’iidooyin caafimaad oo dhinaca nafsadda iyo maskaxda ah, waxa aanu kobciyaa aqoonta, fahamka, maskax furnaanta iyo il-dheeraanta qofka. Sidaas awgeed ma jirto dabeecad ka fiican in waalidku uu ilmihiisu inta uu yar yahay ku barbaariyo wax akhriska. Xeeldheereyaashu waxa ay sheegayaan in wax akhriska uu ilmuhu ka helo faa’iidooyin caafimaad oo ay ka mid yihiin: …

Read More »