Inta badan waxa jira Daraasaado wakhtiyo kala duwan la ogaado oo kala duwan haba akhriste maxad ka ogtahay In uu Muuska yahay shayga Ugu fiican ee aad Jidhkaaga Ku Habyn Karto Soona Saraya Quruxda Jidhkaaga. muusku wuxu leeyahay faa`idooyin badan iyo fiitamiino caawinaysa maqaarka dadka, kana dhigaya mid jilicsan oo dabacsan, sidaa darteed waxu kaa cawinayaa in aad quruxdaada ku …
Read More »Quruxda
Waxyaabaha Dabiiciga Ah Ee Lagu Qurxiyo Noocyada Kala Duwan Ee Jidhka
Ma doonaysaa inaad maqaarkaaga iyo wajigaaga quruxbadnaado oo uu dhalaalo adigoon isticmaalin wax chemicals ah aan isticmaaliin balse isticmaalaya waxyaabo dabiiciya oo waxba kuu dhiimayn? Haddaba halkan waxaad wiig walba inshaAllah ka faa´iidaysan doontaan daryeelka maqaarka, wajiga, timaha iyo jidhka oo dhan anagoo isticmaalayna waxyaabo dabayciya. Waad noqon kartaa qofka aad rabtid waanad gaadhi kartaa bilicda aad rabtid adigoon isticmaalin …
Read More »9 Waxyaabood Oo Cadow Ku Ah Maqaarka Jidhka!!
Si aad u ilaalisid maqaarkaaga waxaad ogaataa inuu leeyahay 9 cadow, hadii aad ka ilaalisidna ay kuu siyaadayso qurux iyo cafimaad iyo shabaabnimo. Si aad khatartaas iyo cuduradaa aad isaga ilaalisid 9kan iska jir. Sigaarka: sigaarka oo la cabaa wuxuu udiidaa qofka inuu qaato ogasajiin ku filan taaso keenaysa inuu burburiyo fitamiin Cga muhiimka u ah inuu dhiso kolaajiin caawinaya inuu …
Read More »Faaiidada Malabku U Leeyahayay Quruxda Jirkeenna
Khubaro ku takhasustay qurxinta iyo daryeelka caafimaad ee maqaarka bani aadamka ayaa cilmi baaris ay muddo wadeen ku sheegay in malabka oo lagu dhaashto (marsado) ay qayb wax ku oola ka qaadato quruxda wajiga qofka iyo guud ahaanba maqaarka. Khubaradan oo ka kala tirsan Jaamacadda Cambridge ee magaalada London iyo Mac’had cilmi baariseed oo isla London ku yaalla ayaa daraasad …
Read More »Faaidada Liintu U Leedahay Qurxinta Wejiga
Liinta ayaa wajiga u leh wax tar weyn iyadoo ay awood u leedahay mideynta midibka muuqaalka wajiga, waxaana ku jira Vitimin C, iyadoo liinta muuqaalka wajiga ka yareeyso raadadka finanka wajiga ka soo baxa.Hadaba ka hor tag wanaagsan ayay u tahay liinta muuqaalka wajigaada ee maalintii laba jeer ku daliig ama ku duug wajigaada oo sidaas sameey subixii iyo galabtii.Sidoo …
Read More »7 Arrimood Oo Dedejiya In Qofku U Ekaado Mid Gaboobay
Waxa jira waxyaabo qofka muqaalkiisa u ekaysiiya mid gaboobay amma ku soo dedejiya gebawga, taasoo ay sababaan caadooyin uu sameeyo amma bayada ku wareegsan. 1. In qofku aad u welwelo: Qofka oo noqda mid aad u welwel badan waxa uu saamayn ku yeesha maskaxdiisa iyo muuqaalkiisa jidh ahaaneed, waxana qofka looga baahan yahay inuu iska ilaaliyo welwelka nololeed. Sababta keenta …
Read More »10 Best Anti Aging Oils for Younger Looking Skin
Fine lines wrinkles and saggy skin are all caused by the aging process. Over age, the skin loses its natural oil production, in order to maintain the optimal look of the skin, you need to replace the lack of oils with other natural oils in order to keep it moisturized and smooth. Numerous natural oils have potent anti-aging properties, and …
Read More »Iman Oo Qurux Ugu Faantay Rihanna iyo Naomi
Rihanna 26 jir, Naomi Campbell 44 jir, iyo Iman 59 jir ah ayaa dhawaan markii ugu horeysay waxa ay si wadajir ah u galeen sawir ay ugu magac dareen quruxda Madowga. Iman waa gabadh asalkeedu Soomaali yahay, kana tirsan dumarka Model-ka ku jira, dhowr jeerna ku guuleystay xidigta quruxda, da’deedu waa 59 jir, waxa ayna dhawaan sawirkaan la gashay fanaanada …
Read More »9 Waxyaabood Oo Ay Haboon Tahay In Dumarku Boorsada Ku Ritaan
Halkan waxaan kuugu soo gudbinayaa fikrado yaryar oo aad boorsdaada ku nidaamsan karto. Xanjo: waa muhiim in xanjo ama nacnac yar yar aad ku sidato shandada, markasta oo aad dareento in afkaagu qalalay ama urtiisu is badashay waxay kuu noqonaysaa gargaar dagdag ah. Marka uu hargab kugu dhacana nacnaca vicks-ka leh waa lagama maarmaan. Cream: waa muhiim in shandada uu …
Read More »