Waa markale iyo barnaamijkii aadka loogu bogay ee Cooking With Hafsa iyo qeyb aad u xiiso badan, Qeybtaan ayay marwo Hafsa inagula wadaagaysaa waxyaabihii dabiiciga ahaa ee hooyooyinka Soomaalida ah ay isku qurxin jireen gaar ahaan xiliga arooskooda. Daawasho wacan:
Read More »Quruxda
VIDEO: Sida Wajiga Looga Ilaaliyo Waxyeelada Qoraxda Iyo Qalaylka
Akhristayaasha qiimaha badan ee ku xiran daryeelmagazine.com waxaan idin la wadaagaynaa qeyb cusub oo ka mid ah baarnaamijkii aadka loogu riyaaqay ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan oo ka mid ah kuwii qurxinta iyo nafaqaynta jirka ee sida dabiiciga ah ayaa ku saabsan sida la iskugu qurxiyo bariis biyo budo ah oo wajiga la marsado iyo biyaha laga sameeyo ubaxa kuwaasoo …
Read More »Qurxinta Iyo Nafaqaynta Maqaarka Jirka Xiliga Summer-ka
Waa qeyb kaloo xiiso badan iyo barnaamijkii cunto karinta ee Cooking With Hafza iyo qeybtii loogu talo galnay qurxinta iyo nafaqaynta maqaarka jirka. Qeybtaan ayay Marwo Hafsa nagula wadaagaysaa sida ugu haboon ee maqaarka jirka loo qurxiyo xiliga xagaaga ama Summer-ka. Waxay soo bandhigaysaa waxyaabo dabiici ah oo marqaarka jirka ka ilaaliya waxyeelada qoraxda ama Sun Damage. Alaabtaan ayaa ka …
Read More »7 Qaab Oo Cagaha Loo Qurxiyo
cagahaaga oo ah qeyb muhiim ah oo ka mid ah jirkaaga waxayna kaalin mug leh ka qaatan quruxda jirkaaga, sidaasi darteed waxay u baahan yihiin in aad ka fikirto daryeelkooda iyo nadaafadooda, Hadaba qodobadaan daryeelmagazine.com halkaan kusoo bandhigayo ayaan ku eegi donaa talaabooyinka saldhiga u ah ee ka caawin doono nadaafada iyo quruxda cagahaaga: 1. Lugaha ugu qabee baaf Waa in aad si joogta ah u …
Read More »Sida Saxda Ah Ee Liin Dhanaanta Wajiga Loogu Qurxiyo
Qaabka Saxda Ee Loo Isticmaalo Liin dhanaanta (Lemon) Xagga Quruxda: Lamuunka ama liinta waxaynu ognahay in ay hodan kutahay Vitamin C kaasoo kor uqaada maadada looyaqaan Collagen, maadadu waxay masuul katahay quruxda maqaarkeenna Alle inasiiye, sidaa darteed waxay liintu ka caawintaa qofka inbadan in madmadowga kabo’o sida haaraha iyo raadka finankooda waxay kaloo u fiicantahay dadka leh daldalloollada dhabanka gala …
Read More »VIDEO: Nafaqee Jirkaaga Si Aad Qurux Iyo Caafimaad U Heshid
Waxaa qeyb cusub oo aad u xiiso badan oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, nafaqaynta iyo qurxinta jirka ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayaa Hafso Hassan inagula wadaagaysaa sida loo diyaariyo cabitaano laga sameeyay khudaar kala duwan isla markaana caafimaadka iyo quruxda u wanaagsan Ka faaidaysi wacan:
Read More »Saliida Kalluunka Iyo Faaidooyinka Ay U Leedahay Timaha
Haddii aad doonayso timo jiridoodu adag tahay, aadna u ifaaya, waxa aad cuntada ku cunta amma aad isticmaasha saliida kalluunka laga miiro, gaar ahaan noocyada la yidhaa Salmon, Trout iyo Sardines, sidoo kale saliida kalluunka waxa ku jira Omega-3 Fattey Acid, taasoo muhiim u ah caafimaadka maqaarka, qofkana ka dhigta mid aad u ifaaya. Macdanta Ironta ayaa sidoo kale saliidan …
Read More »Qurxinta Iyo Daryeelka Gacmaha
Dumar badan oo inaga mid ahi waxay aad uga shaqeeyaan qurxinta wajiga iyo timaha, iyagoo ilowsan gacmahoodu inay yihiin quruxda iyo caafimaadka jidhka kuwa ugu sareeya, waxaa hubaala gabadha xijaaban quruxda jidhkeeda iyo caafimaadkiisa in laga qiyaaso gacmahooda. Cidiyaha oo la dhereeyo oo si qurux badan loo jaro kaliya maaha quruxda gacmaha, gacmaha oo xine (cilaan) la mariyo waa qurux …
Read More »Qurxinta Iyo Nafaqaynta Jirka Si Dabiici Ah
Waa qeyb cusub oo ka mid ah barnaamijkii cunto karinta, qurxinta iyo nafaqaynta jirka ee Cooking With Hafsa. Qeybtaan ayay Hafsa Hassan kusoo bandhigaysaa waxyaabo dabiici ah oo jirka dhalaal iyo qurux u siyaadiya. Waad ka heli doontaan insha Allah, daawasho wacan:
Read More »Sida La Iskugu Qurxiyo Qajaarka (Cucumber Mask)
Qajaarku wuxuu ka koobanyahay fitaamino badan oo aad ugu fiican maqaarka. , wuxuu qabto waxaa ka mid ah inuu ka hortago coorcoorka (wrinkles) iyo inuu bi’iyo meelaha cuncunku ku dhaco, Waxuu daaweeyaa madowga fuula indhaha hoostooda (under eye dark circles) maqaarkana wuxuu siiyaa dhalaal, nadaafad iyo qurux. Si uu u helo jirkaagu fitamiinadaas waxaad samayn kartaa sidan: Waxaa muhiim ah inaad u …
Read More »VIDEO: Adigoo Jikadaada Ku Jira Isqurxi
Waa markale iyo barnaamijykii cunto karinta, nafaqayta iyo qurxinta jirka ee Cooking With Hafsa. Hafsa Hassan ayaa qeybtaan inagu baraysa sida la iskugu qurxiyo bariiska iyo caanaha sidoo kale waxay inoo sharaxaysaa sida timaha looga joojiyo daadashada. Ka faaidaysi wacan:
Read More »Qaab Sahlan Oo Aad Ilkaha U Caddeysan Kartid
Wax kasta ma isku dayday si aad u caddayso ilkahaaga, walina wax horumar ahna maad weysantahay? Waxa hubaal ah inay qaali tahay ilkaha oo dakhtar ku cadeeya. Qaabkan sahlan oo lacag aan saas u badnayn kaga baxayn ayaa ilkaha ku cadeynaya oo isbadal weyn waqti yar ku keenaya. Faroowlah (strawberry) iyo leebito ‘kicisada burka’ (baking soda) ayaa kuu sahlaya inaad …
Read More »Ma Doonaysaa Inaad Qurux Badnaato? Talooyin Muhiim Ah
-Badso dhoolo cadaynta & salaanta, wajiga ayey u fiicantahay waxayna wajiga ka ilaalisaa coodhcoodhka iyo gabowga. -Iskajir walwalka badan iyo israacinta aduunyada, waayo qalbiga ayaa ku daalaya, jidhkana wuu cunaa, raadkiisuna korkaaga ayuu kasoo baxayaa. -Ka fogow xanta, diraadiraanimada, si aad si aad acsaabtaada ( neerfahaaga ) ugu raaxayso, marka neerfahaagu raaxaystaana korkaagu wuu nuuri doonaa. Bal ufiirso saaxiibada xanta …
Read More »Qaababka Isku-Qurxinta Malabka
Malabka waxaa ku jira faa’idooyin badan oo ka mid ah vitamiino iyo macdano , sida vitamin B2, iyo B3, B5,B6, iyo faa’idooyin badan.baaritaan la sameeyay ayaa waxaa la ogaaday in malabku daawo uyahay cuduro badan, siiba cudurada haraga qaar ka mid ah.Waxaad u isticmaali kartaa malabka habab badan oo aan ahayn cunidiisa. Malabka waxaa isticmaala shirkado badan oo sameeya alaabooyinka …
Read More »Habab Dabiici Ah Oo Aad Uga Takhalusi Kartid Qalaylka Dibnaha
Dibnaha ayaa ah qayb aad u xasaasi ah jidhka bina aadamka, una bandhigan isbadallo kaga imaada dhinaca dibada iyagoo badiyaaba uu ku dhaco qallayl ama engag, gaar ahaan marka la galo xilliyada qaboobaha. waxaana suurto gal ah in ay ku dhalato bakteeriya hadii ay dhaawacyo dil dillaac ahi soo gaadho. Waxa kale oo sababa engaga ama qallaylka dibnaha caadooyin qaldan …
Read More »