Marka da’da Afartan jirka laga gudbo waxaa inta badan bilowda arrimo aanu qofku marka hore aad uga warwari jirin oo markan noqda xaqiiqo hortaalla. Waxaa ka mid ah caafimaadka oo dhalinyaronimada aad loo dayaco, waxa kale oo ka mid ah quruxda jidheed oo uu qofku si gaar ah u daneeyo, isaga oo ka warwarsan in qaab-dhismeedka jidhkiisa iyo muuqaalkiisu ay …
Read More »Quruxda
Sababaha Keena Baraha Madow Ee Maqaarka Ku Samaysma
Baraha madow iyo coodhcoodhka maqaarka sababtoodu ma’aha gabowga oo keliyi, balse waxaa jira sababo kale oo qofka ku keeni kara xitaa isaga oo aan gaadhin da’dii gabowga. Waxaa ka mid ah fallaadhaha qorraxda oo in badan maqaarka ku dhaca, fin doobka oo qofka ku xumaada ama aan si habboon loo daweyn, dhibaato dhinaca hormoonnada ah, xanuunnada maqaarka ku dhaca, iyo …
Read More »10 Cunto Oo Si Weyn U Xoojiya Caafimaadka Iyo Quruxda Maqaarka
Maqaarka oo ah lakabka kore ee jirka waa qayb xasaasi ah, sida la mid ah qaybaha ee jirka waxa uu baahan yahay in si wanaagsan loo daryeelo. Waxyaabaha la isku qurxiyo oo aad marsato kuma filna maqaarkaaga waxaa ka sii muhiimsan qaadashada cuntooyinka maqaarka uroon ee hodanka ku ah fitamiinnada si loola dagaallamo cudurrrada maqaarka ku dhaco, quruxda maqaarkana sare …
Read More »5 Qaab Oo La Iskaga Caabbiyo Calaamadaha Duqnimada
Ruux kasta oo da’diisu dhalinyaronimo ka gudubto waxaa ku bilowda warwar hor leh oo uu ka qabo gabowga iyo duruufihiisa, gaar ahaan dhinaca caafimaadka iyo weliba muuqaallada gabowga astaanta u ah ee qofka ka soo daahira, sida coodh-coodhka. Waa run in aan maal, aqoon iyo nolol barwaaqo midina aanu qofka u dammaanad qaadi karin in uu abidkii haysto muuqaalka dhalinyaronimo, …
Read More »CIRRADA TIMAHA: Xaaladaha Keena Iyo Qaababka Looga Hortagi Karo
Cirrada timaha: Waa hubaal in qof kasta oo noolaadaa uu filanayo in ay imanayso maalin uu madaxiisa cirro ku arkaa. Marar badan cirradaasi waxa ay ku timaaddaa gabowga, laakiin waxaa dhacda marar kale oo aanay wax xidhiidh ah la lahayn da’da qofka. MAXAA TIMAHA MIDABKOODA CADDEEYA (CIRRADA)? Dr. Jill Waibel oo ku xeeldheer cudurrada maqaarka ku dhaca ayaa sheegtay in …
Read More »Sababaha Keena Haaraha Wajiga Iyo Sida Loo Goyn Karo
Haaraha wajiga ku samaysma waa cillad ku badan dhalinyarada khaasatan dumarka da’a dhexaadka ah. Haaruhu waa dhibco madmadow ama ka beddelan midabka maqaarka kuwaas oo badanaa ku samaysmaan daamanka iyo dhafoorka. Inkastoo haaruhu aysan dhibaato caafimaad keenin balse waxay sababi karaan yax-yax waxayna dhaawici karaan kalsoonida qofka. Dadka haaraha leh waxay ka xishoodaan in wejigooda la arko. Waxaa kaloo haaraha …
Read More »Jidhka Loo Yaqaanno Combination Skin Iyo Sida Loo Daryeelo
Maanta waxaan idiin hayaa jidhka loo yaqaano (combination skin) jidhkan ayaa ah mid aanay inta badan hablaha somalidu aqoon u lahayn, oo had iyo jeer waxaad moodaa inaynu naqaano uun jidhka qalaylka, jidhka saliida leh iyo jidhka wax diida, se jidhkan ayaa ah mid aan dhib badanayn oo u dhaw jidhka caadiga ah hadii si fiican loola dhaqmo. Jidhkan ayaa …
Read More »Sida Saxda Ah Ee Loo Daryeelo Jidhka Caadiga Ah (Normal Skin Type)
Maanta waxaan doonayaa inan soo qaato Jidhka caadiga ah (normal skin type), jidhkaani wa ka ugu fiican jidhka dumarka, waa jidh aan inta badan waxba noqon, wa jidh waxkastaa u dheeli tiran yihiin, waa jidh hadii loo isticmaalo wixiisa saxda ah rutnii sii qurux badnaada, markaa waa jidh aanay hore u gaadhin dhibta kimikalku, ama ay naasibto inta hore, wallow …
Read More »Faa’iidooyinka Saliida Saytuunka Iyo Sida Loogu Qurxiyo Jidhka & Timaha
Saliida saytuunka waxa ay ka baxdaa waddama bariga dhexe ama waddama cimilada kulul leh. Saliida saytuuntu waa mid markeeda hore Quraani ah oo Allah (swt) ku xusay geedkeeda Kitaabka Quraanka Kariimka ah iyo waliba waa mid Sunnada Nabigeena suuban (scw ) aad uugu dahab ah. Waxtarkeedana aan halkan lagu soo koobi karin habka Rasuulka (scw) iyo asxaabtii Allah ka raali …
Read More »Hababka Ugu Haboon Ee Loo Daryeelo Jidhka Wax Diida (Sensitive Skin)
Qoraalkayga wiigan wuxuu ku saabsan yahay jidhka wax diida (sensitive skin type) runtii jidhka dumarka noocyadiisu wuu badan yahay se bal dhawr ban soo qadan doonaa. Jidhkan manta waxaan u soo qaatay, runtii dadbadan oo jidhkan leh baa ila soo xidhiidhay, markaa had iyo jeer waxan eega marba dhinacii baahi badan. Hadaba jidhkan ayaa ah mid markii sii hore ka …
Read More »Sababaha Keeno Finanka Wajiga Iyo Hababka Loola Dagaallami Karo
Finanka wajiga waxay dhaawici karaan kalsoonideenna, oo ma ahan mid quseysa bilic sanaan teenna oo kaliya, waxay calaamad u noqon kartaa xaalado caafimaad. Waxaa hoos ku qoran sababaha qaar, iyo sida loo baabi’iyo finanka Isku dheelitir hormoonada Hormoonada oo aa isku dheeli tirnayn ayaa waxay sababaan finanka/furuuruca. Waxaan ku hareeree san nahay kiimikooyin, sun, iyo wasakh badan oo khalkhal ku keeni kara …
Read More »Sida Ilkaha Loo Cadeeyo Iyo Waxyaabaha Ugu Fiican Ee La Isticmaalo
Dhoolla caddeyntu waa qeyb shakhsiyadaada ka mid ah balse haddii ilkahaagu ay jaalle ama huruud yihiin waxay keeni kartaa khajilaad taas oo sababaysa in had iyo jeer aad dhoolla caddeynta iyo qosolka isku celiso. Cadayga iyo dawooyinka lagu luqluqdo wax wayn kama taraan ilkaha jaallaha noqday. Dad badan waxay u tagaan dhakhtar ilkood si ilkaha loogu dhaqo oo ay ugu caddaadaan, …
Read More »Beauty Benefits Of Aloe Vera And How To Use It
Aloe vera is renowned for its numerous beauty benefits due to its rich composition of vitamins, minerals, and antioxidants. Here are some of the key beauty benefits of aloe vera: 1. Hydration and Moisturization Natural Moisturizer: Aloe vera gel is lightweight and non-greasy, making it an excellent moisturizer for all skin types. It hydrates the skin without clogging pores. Soothes …
Read More »Agoolka Ama Toxobta: Sababaha Keena Iyo Qaababka Dabiiciga Ah Ee Looga Takhalusi Karo
Agoolka ama toxobta waa xaalad waqti dheer qaadata kuna dhacda dad badan. Agoolku waxa uu badanaa ku samaysmaa madaxa khaasattan maqaarka madaxa. Agoolku ma ahan wax la isku gudbin karo ama xaalad halis ah balse waa xaalad qofka dareensiin karta ceeb iyo yaxyax sidoo kale waxaa adag sida loo soo afjaro ama loo dabar gooyo. Balse waxaa nasiib wanaag ah …
Read More »Saliidaha Timaha Nafaqeeya, Caawiyana In Ay Si Fiican U Baxaan
Timaha waxaa soo wajaha cillado kala duwan sida inay daataan, jajabaan, cirro yeeshaan, qalalaan, midabkoodu isbedelo ama inay agool yeeshaan, waxaa la isku raacsan yahay in sida ugu haboon ee looga hortagi karo cilladahan ay tahay in la mariyo saliidaha dabiici ah. Mudo dheer ayay haweenku u adeegsan jireen saliidaha dabiiciga ah daweynta cilladaha timaha la xiriira iyo kobcinta quruxdooda. Saliidaha …
Read More »