7 Caado Oo Ay Ka Simanyihiin Dadka Guulaysta

Waxaa la yidhaahdaa ma go’aamisid mustaqbalkaaga, waxa aad go’aamisaa caadooyinka aad samaysanayso, caadooyinkaaguna waxay go’aamiyaan mustaqbalkaaga sida uu u ekaanayo!.

Daraasaadku waxa ay tilmaamayaan 95% qofka bini-aadamka ah waxa uu sameeyo inay tahay caadooyin soo noqnoqday, inta badan waa fikrado, dareemo iyo hab-dhaqanno qofka uu samaynayo.

Guusha iyo horumarka ma ahan wax habeen iyo maalin lagu gaaro, guusha waa tillaabooyin yar yar oo go’aamo saxan ku salaysan oo qofku uu qaado maalin walbana uu samaynayo, taas ayaa keenta qofku inuu isbedel ku tallaabsado oo horumar uu gaaro.

Hadaba halkaan hoose ka daawo 7 caado oo ay wadaagaan dadka guulaysta:

Check Also

qubayska biyaha kulul. hurdada, qubeeska

Qubayska Habeenkii: Biyaha Kulul Iyo Biyaha Qabow, Keebaa Hurdada U Wanaagsan?

Si aan u helno hurdo xasiloon, waxaan tijaabinaa caadooyin kala duwan iyo dawooyin. Qubayska hurdada …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *