5 Tallaabo Oo Aad Ku Abuuran Karto Caado Wax Akhris

wax akhriskaWaxeynu in badan ka dharagsanahay baahida aynu u qabno wax akhris, faaiidada uu inoo leeyahay iyo nolosheenna wax uu ka baddeli karayo, Hadaba sidee bey suurtagal u noqon karaysaa inaan abuuran karayno caado wax akhris.

Muuqaalkaan ayuu Ustaad Mubarak nagula wadaagayaa shan arrimood oo qofka haddii uu sameeyo ay fududaan karayso inuu abuurto caado wax akhris.

Daawasho wacan:

 

Check Also

4 Hab Oo Masuul Kasta Uu Ku Kasban Karo Dadka Shaqada Uu Ku Maamulo

In xidhiidh kalsooni ahi uu dhex maro maamulaha iyo shaqaalaha uu la shaqaynayo ama guud …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *