Muuqaalkan uu soo gudbinayo ustaad Mubarak Hadi ayuu kaga hadlaya cadowyada guusha. Wax walba waxay leeyihiin cadow, Horta qofka guusha iyo horumarka nolosha maxaa cadow ah oo ka hor istaaagga?
Waxaa jira afar arrimood oo qofka guusha ka hor istaagga, oo qofka horumarka u diida oo cadowyo ah, marka waxaan dhihi karaynaa waa cadowyada guusha.
Ka faaidaysi wacan: